Maamul Wanaag
Somalia faces multiple governance challenges. The country is recovering from years of conflict, lawlessness and weak administration. Understanding and improving governance in Somalia is one of the core missions of Somali Public Agenda. Join Mahad Wasuge, SPA Executive Director, and his guests who will delve deep into governance issues in Somalia in the Maamul Wanaag podcast.
Maamul Wanaag
Soo-saarista, Maareynta, iyo Qeybsiga Shidaalka Soomaaliya
Waxaa la aaminsan yahay in Soomaaliya uu ku jiro shidaal badan bad iyo barriba. Sahminta shidaalka Soomaaliya waxa ay soo billaabatay tobaneeyo sano kahor. Dhawaan Wasiirka Batroolka Soomaaliya Eng. Cabdirashiid Maxamed Axmed ayaa heshiis la saxiixay shirkad lagu magacaabo Coastline Exploration LTD taasi oo ay shidaal ugasoo saareyso 7 xirmood oo ka mid ah xeebaha Soomaaliya. Heshiiskaas xafiiska madaxweynaha iyo kan Ra'isul wasarahuba waa diideen jiritaankiisa iyo ogaanshiyihiisa.
Podcast-gan waxa lagu falanqeyneynaa shidaalka Soomaaliya iyo arrimaha la xiriira. Waxaa marti ku ah Maxamed Mukhtar oo ah wasiirkii hore ee Batroolka iyo Macdanta Soomaaliya.
Contact Somali Public Agenda’s Maamul Wanaag Podcast
· Tweet us at @somalipubagenda and @MahadWasuge (the host)
· Email us at podcasts@somalipublicagenda.org
Thanks for listening!