Ogaalka Ruuxda | Nazreen zallah Podcast Artwork Image

Ogaalka Ruuxda | Nazreen zallah

Nazreen Zallah

Magacaygu waa Nasreen Sallah; waxaan aad u daneeyaa arimaha ku saabsan wacyiga ruuxda, cilmiyada la xidhiidhka bulshada, Qaangaadhnimada maskaxda, wax ka barashada khibradaha nolosha, wax-yaalaha ku saabsan ibnu-aadamtinimada, walaalnimada, is jacaylka, daganaan-shiyaha, noolaan-shiyaha iyo nabad gudeedka.

podcastkan waxa aan idin kula wadaagi doonaa si qoto dheer qisooyinka noloshayda ee aan wax ka bartay iyo kuwa aan wax ka baran doono ee ogaalkiina wax ku dari doona. 

Waxa aan kaga hadli doonaa muhiimada ay leedahay in aynu noolaano xaqiiqadeena, in aynu aqbalno abuurkeena iyo in aynu baadi goobanno duwanaan-shiyaheena,  si aynu ugu noolaano nolol isku miisaaman, farxad leh, daganaanshiyo leh oo ilaahay raali ka yahay,  nafteenuna raali ku tahay. 

"Talo waliba waxay ka iman doontaa qalbigeyga".

Episodes
EPO3 Xasuusin iyo xasilooni| Naftaada ka saamax doorashooyinkii qaldanaa! May 05, 2024
Episode artwork
EPO2 Xasuusin iyo xasilooni| Dadka ka fagoow fogaanshiyo qurux badan. April 30, 2024
Episode artwork
EPO1 Xasuusin iyo xasilooni| Raali-galinta dadka.April 25, 2024
Episode artwork
Maxaynu uga baahanahay in aynu garab kala helno? |Taageerada maskaxda iyo Qur.aanka | Mental support.March 22, 2024
Episode artwork
Talooyin gabdhaha quseeya 🌸March 11, 2024
Episode artwork
12 qodob oo kaa caawin doona u diyaar garawga bisha ramadaan.March 03, 2024
Episode artwork
Waa maxay sababta aynu wax u raagsano, marka aynu helno wixii aynu raagsanayna uga xiiso dhacno helida kadib?February 21, 2024
Episode artwork
Codka gudaha| الصوت الداخلي | Qalbiga iyo caqliga midkee go.aanka laga gaadhaa?February 12, 2024
Episode artwork
Garaadka caadifada|‎الذكاء العاطفي |xirfada fahamka iyo la dhaqanka naftaada iyo nafaha dadka kugu xeeran.February 04, 2024
Episode artwork
Maxaan ka bartay aayadaha ugu horeeya suuratul baqra| Muhiimada Qur.aankaJanuary 22, 2024
Episode artwork
Ka kabashada dhaawacyada caruurnimo| healing from childhood trauma.January 14, 2024
Episode artwork
Qaybteena caruurnimo iyo dhaawacyadii yaraanimo| Waa maxay qaybtaada caruurnimo | inner child December 23, 2023
Episode artwork
2023 dabiicadahan nabad galyee | shakhsiyada daciifka ah. ضعف الشخصية December 04, 2023
Episode artwork
3 shay oo kaa caawin doona inaad dareenkaaga fahanto | maamulka dareemada. November 25, 2023
Episode artwork
Jacaylka caqliga, jacaylka qalbiga iyo jacaylka isu miisaaman | ogaalka quseeya jacaylka Q2November 17, 2023
Episode artwork
Ogaalka quseeya jacaylka!!, waa maxay jacaylku? Muhiimada jacaylka.November 07, 2023
Episode artwork
5 wax oo kuu fududeyn doona in aad naftaada barato.| muhiimada is-barashada.|know thyself|October 29, 2023
Episode artwork
Waa maxay sababta aad dareen ahaan u daalan-tahay? | Emotional exhaustion |October 20, 2023
Episode artwork
Ruux kaste oo dareen ahaan daalayoow, way kuu hagaagi doontaa ilaahay idankiisa❤️‍🩹October 14, 2023
Episode artwork
Waa maxay wacyigu ? | Kala duwanaan-shiyaha qofka ogaalka leh iyo qofka aan ogaalka lahayn|"الوعي "September 29, 2023
Episode artwork
Dhibaatada dad isla barbar dhiga | comparison problem.September 23, 2023
Episode artwork
Dhibaatooyinka dareemada la kaydsado’ | [Cabir dareenkaaga] Express your feelings and emotions.September 15, 2023
Episode artwork
Ku lifaaqanka dareen ee xanuunka inna bida | التعلق | Attachment.September 06, 2023
Episode artwork
HORDHAC August 16, 2023
Episode artwork