Ma Laguu Warramay

Story of Halima Kh. Magool

November 26, 2023 MAAN Episode 15
Story of Halima Kh. Magool
Ma Laguu Warramay
More Info
Ma Laguu Warramay
Story of Halima Kh. Magool
Nov 26, 2023 Episode 15
MAAN

Link in bio:

My uncle Nadiif was a goldminers in the mountainous regions of Ethiopia. I haven't since now asked him what he mined or found there. He was the only urban member of our family who used to visit us. He used to visit us in our village, Shiidley. I used to ancipate his arrival, which was sometimes once a year, because he always brought sweets. 

He had a cassette player with an old cassette, which had a nationalist song by Halimo Kh Magool, "Nin Lagu Seexdow Ha Seexan." That was my first encounter with Magool. And since then, for me, the name of Magool is associated with that precious memory. 

I can say Magool opened the gates of Somali music for me. 

A lot of people helped me produce this program, to whom I am saying "thank you!" Among them is AbdiAziz Guudcadde, who wrote the essay which was the inspiration for this program

Abtigay Nadiif, waxa uu ka mid ahaa dadka buuraleyda Itoobiya dahabka ka qoda. Ilaa maanta ma weyddiin waxa uu ka helay. Qofka Keli ah ee ciddayda reer magaalka ka ah ee mar walba inoo yimaado ayuu ahaa. Tuuladayada shiidley ayuu innoogu imaan jiray. Ismaashihiisa oo marar qaar sannado qaadan jiray aad baan u dharari jiray. Maxaa yeelay imaanshihiisa nacnac macaan iyo dhirta shaaxa lagu carfiyo ayaa la socon jiray! 

Raadiye, cajalad Lixdan ah ay ku jiro ayuu sitay. Hees waddani ah oo ay qaaddo Xaliima khaliif Magool ayaa ugu duubnayd cajalka “ nin lagu seexdoow ha seexan”. Maalintaa, ayaa aan bartay Xaliima. Ilaa maanta mar kasta oo aan Xaliima codkeeda maqlo, xusuustaa carruurnnimo ee qaaliga ah ayay igu celisaa. 

Waxa aan oran karaa, fanka weyn ee Soomaalida ayay albaab iiga furtay oo igu tiri “ ku raaxayso dhagaysigiisa”.

Barnaamijkan gaaban oo aan marnnaba lagu koobi karin, qiimiga Xaliimo waxaa gacan weyn iga siiyay oo aan ‘ mahadsanid’ leeyahay dad badan. Aan xuso, Cabdicasiis Guudcadde oo isagu qoray qoraalka aynnu ka soo qaadannay xogta halkan ku duuban

Podcasti-gan waxaa soo saara Madasha Aqoonyahanka Aragtida Nool - MAAN

@maan_hq, @malaguuwarramay & @xiiranesir (the host)

"Thanks for listening"

Show Notes