Ma Laguu Warramay

Falanqeynta dib-u-eegista afarta cutub ee dastuurka

March 28, 2024 MAAN
Falanqeynta dib-u-eegista afarta cutub ee dastuurka
Ma Laguu Warramay
More Info
Ma Laguu Warramay
Falanqeynta dib-u-eegista afarta cutub ee dastuurka
Mar 28, 2024
MAAN

Bishii Janaayo 2024, Golaha shacabka ayaa meelmariyey habraac lagu dhameystiraayo Afarta cutub ee ugu horreeya dastuurka federaalka KMG ah, 12-ka Febraayo, ayaa loo gudbiyay baarlamaanka afarta cutub, Sida ku cad jadwalka dooda golaha wadajirka baarlaamanka ayaa la soo gebagebeeyay 23-ka Maarso, waxaa xigeysa codeynta saddex-meelood laba meelood ku ansixinayaan baarlamaanka ee wadajirka ah. 

 Cutubka 1-aad ee dastuurka ayaa quseeya ku dhawaaqista Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, wuxuuna ka kooban yahay sagaal qodob. Cutubka 2aad wuxuu qeexayaa xuquuqda iyo waajibaadka aasaasiga ah ee muwaadiniinta, wuxuuna ka kooban yahay 32 qodob. Cutubka 3aad wuxuu la xidhiidhaa dhulka, hantida iyo deegaanka, wuxuuna ka kooban yahay lix qodob. Cutubka 4aad wuxuu ka hadlayaaa Matalaadda shacabkawuxuuna ka kooban yahay 15 qodob.   cutubka 4aad wuxuu ku salaysan yahay heshiiska doorashada GWQ 27ka Meey 2023,  Puntland ayaan qayb ka ahayn heshiiskaas, waa cutubka aad looga kala aragti duwan yahay. 

Podcasti-gan  waxaa marti nooga ah Mahad Wasuge oo ah Agaasimaha Somali Public Agenda iyo Cilmi baare, Mahad iyo Cabdiraxiim  ah agaasimaha MAAN ayaa ku falanqeynayaa afart Cutub uga horeysey Dastuurka KMG dooddiisa todobaadkan soo dhamaatey. 

Podcasti-gan waxaa soo saara Madasha Aqoonyahanka Aragtida Nool - MAAN

@maan_hq, @malaguuwarramay & @xiiranesir (the host)

"Thanks for listening"

Show Notes