Bogasho Podcast

SEASON 1~EP01: Muhiimad intee leeg ayay leedahay barashada naftaadu

January 06, 2024 Mohamed Amin Season 1 Episode 1
SEASON 1~EP01: Muhiimad intee leeg ayay leedahay barashada naftaadu
Bogasho Podcast
More Info
Bogasho Podcast
SEASON 1~EP01: Muhiimad intee leeg ayay leedahay barashada naftaadu
Jan 06, 2024 Season 1 Episode 1
Mohamed Amin

Fahanka iyo barashada naftaadu waa aasaaska ama foundation-ka guusha. in aad si qoto dheer u barato naftaadana waa lagama maarmaan, wuxuuna noqon doona episode-kani mid isugu koobsaday sababta ay muhiim u tahay, faa’idada ay leedahay iyo habka aad u baranaso naftaada.

Dhagaysi wanagsan

Show Notes