Ku soo dhawow season ka 2aad ee podcast keena , halkaas oo aanu si qoto dheer ugu hadli doono dunida wax soo saarka. episode kan hordhaca ah, waxaan kaga hadli doona sida wax soosaarku uusan u kaliya ku saabsanayn si wax badan loo qabto- waxa ay ku saabsan tahay ku dhaqanka is-daryeelka (Self care ) iyo inaad wakhtigaaga u isticmaasho si ula kac ah. Nagu soo biir sida aan u soo ban dhigno xeelado wax ku ool ah si da loo gaaro dheelitirka shaqadaada iyo -noloshaada shaqo ama ardaynimo . U diyaar garow inaad noloshaada beddesho hal tallaabo oo waxtar leh waqtigeedii! season kan cusub waxa uu noqon doona mid ka duwan kii hore