Isir Podcast
Nothing gets past me when it comes to wellness, wellbeing, and mental health – but it doesn’t stop there. Healing is just the beginning; staying motivated is the key. Here, I motivate, inspire, and support you emotionally, mentally, and physically. Be a friend of mine – listen daily. It won’t make you rich overnight, but it will help you discover your path to health, energy, inner wealth, and greater awareness of what’s happening around you.
--------------------------------------------------------------------------------------------------------------------
Waxba ima gudbaan, markeey timaado, bedqab, caafimaad qab iyo caafimaadka dhimirka, balse halkaa kuma isaagto. In aad bogsootaa, waa bilowga laakiin in aad markastaaba noqotaa mid baraarugsan waa muhiim. Halkaan waxbaan ku baraarujiyaa, waan ku hagaa, waana ku sacidaa, maskax, jir iyo niyadba. Ila saaxiib hadaba oo wax ka ogoow toobiyada loo maro, caafimaad, tamar, tujaarnimada gudaha, iyo ku baraarugsanaanta, arrimaha dhinacyadaada ka dhacaaya.
Isir Podcast
Episode 7- Caadiyeeynta Xumaha
Use Left/Right to seek, Home/End to jump to start or end. Hold shift to jump forward or backward.
Ahlan, ku soo dhowaada qeyb kale iyo Amina Sounds Podcast, qeybtaan waxaan kaga hadlayaa, qodob muhiim ah oo ku saabsan dhaqannada gurracan ee bulshadeena ku soo kordhay.
Caadiyeeynta Xumaha, ma ahan mowduuc qalcad podcast ah oo qudh ah lagu soo koobi karo, hase yeeshee waxaan dul istaagayaa dhowr arrimood oo dadkeena loo caadeeyeeyey, deetana aanba iminka la xumeyn.
Amina Sounds Podcast, Episode 1: Narcissism Traits (Astaamaha Narsiisim-ka).