
Muqdisho Podcast
Dhagaystayaal kusoo dhowaada MUQDISHO podcast oo ah wartabiye madaxbanaan, waxaanu halkan kuso bandhigi doonaa barnaamijyo kala duwan oo aanu uga hadli doono xaalada soomaaliya iyo Soomaalida, si gaara waxanu diiradada ku saari doonaa Mawduucyo kala duwan oo aan islenaahay bulshada ayay faa’iido u leedahay, Dhaqaalaha , Siyaasada, aqoonta iyo Caafimaadka, Barnaamij waxa intiisa badan idin la socod siin doona aniga oo ah kamal, waxana igala qayb qaadan doona dad badanoo kamida waxgaradka iyo aqoonyahanada bulshada soomaaliyeed. hadii aad Podcast isticmaasho rukumo Oo barnaamijyadeena lasoco. MAHDSANIDIIN….
Podcasting since 2022 • 3 episodes
Muqdisho Podcast
Latest Episodes
Denmark 0-0 Tunisia World Cup Group D
Waxa wada cayaaray kooxaha qaramada Denmark iyo Tunisia. Cayaaraha koobka aduunka ee ka socda dalka Qatar.
•
Episode 8
•
5:46
