Diiwaanka Mahad

#06. Safarkeygii Carta, Jabuuti I Diiwaanka Mahad Podcast

Mahad Wasuge Season 1 Episode 6

Waxaan ka qeyb galo xuska sanad guurada 25-aad ee Shirkii Nabadda ee Carta iyo daahfurka taallada nabada. Taallada ayaa laga dhisay isla goobtii uu ka dhacay shirkii Carta 25 sano kahor. Waan ku faraxay in aan ogaado dadaallada la sameeyay si loo diiwaangaliyo diiwaankii shirkaas muhiimka u ahaa Soomaaliya ee horseeday dhalashada Jamhuuriyadda saddexaad.

Xalqadan lixaad ee #DiiwaankaMahad Podcast waxa aan kusoo koobayaa maqaal aan daabacay bishii November ee sanadkan oo aan uga hadlay safar aan ku tagay magaalada Carta ee dalka Jabuuti. #DiiwaankaMahadPodcast