Sheeko iyo Shaahid Artwork

Sheeko iyo Shaahid

meelkastood joogtaan waan idin salaamaa

waxan ahay ruux eebe waxaan kudhashay ku

koray dhulkii hooyo waxaan kahelay mah mahdii

awoowayaasheen dhaheen marhore oo markaan

Akhriyay hada oon ufiirsaday aan la ashqaraaray

waxaan rabooday in aan dib iskula fiirino waxay

qarniyaal hore ay dhaheen iyo say waqtigaan uga

hadlayso waxay dhihi jireen.


please follow me on tiktok https://www.tiktok.com/@ruuxeebe?is_from_webapp=1&sender_device=pc 

Sheeko iyo Shaahid