
Xidhiidhada Nolosha Podcast
Kusoo dhawoow Xidhiidhada Nolosha Podcast. Magacaygu waa Amaal Haybe waxaan ahay tababare nololeed oo qaabilsan dhisida xidhiidhada fayow iyo kobcinta hab-fikirka togan.
Waxaan halkan kuuguso gudbin doonaa qaababka cilmiyaysan ee aad naftaada iyo dadka kaleba u la yeelan karto xidhiidh cafimaad qaba oo fayow.
Kuxidhnow Xidhiidhada Nolosha Podcast oo salaasa kaste 7:00pm fiidnimo aad ka heli doontid mawduucyo saamayn wanaagsan kuyeelan doona xidhiidhada ka tirsan noloshaada iyo cafimadkaaga maskaxeed.
Dhagaysi wacan.
Podcasting since 2023 • 68 episodes
Xidhiidhada Nolosha Podcast
Latest Episodes
Cafimadka Maskaxda & Ramadanta
Cafimaadka maskaxdu waa mid ay tahay qofku inuu ka war hayo markaste waayo waa waxa ugu muhiimsan ee laga saadaalin karo nololshaadu waa mid sidee u eeg iyo sidoo kale isbadalka wanaagsan ee aad doonaysid inaad noloshaada kusoo kordhisid ...
•
Season 3
•
15:47

Baraarujin - kala duwanaanshiyaha ahdaafta bisha ramadan
Bilowga ramadan waxaan kugu baraarujinayaa dhowrkan qodob ee aan kusoo koobay xalqadan. Baraarujintani waxay saamayn wayn kuyeelan doontaa qaabka aad ahdaaftaada ramadan aad u samaysatid iyo sidoo kale uga dhigtid mid kusalaysan cidaad tahay, h...
•
Season 3
•
Episode 1
•
27:53

Su'aalo & Jawaabo
Kusoo dhawoow barnamijka Su'aalo & Jawaabo. Labdan su'alood waxay khuseeyaan nolol malmeedkeena iyo sidaa aynu wax uga ogaan lahayn mararka qaar dareemada culusi soo if-baxaan fariinta ka danbeysa. Dhagaysi wacan :)
•
24:01

Sidee Looga Baxaa Tacadiga Narcissistic Abuse| Q-2aad
Waa maxay talaabooyinka uu qaadi akro qofka raba in uu ka baxo xidhiidhuu kala kulmaya tacadiga loo yaqaano 'Narcisisstic Abuse'. Ka dhagayso xalqadeena isbuucan.Dhagaysi Wacan.
•
Season 2
•
Episode 65
•
18:26

Tacadiga Narcissistic Abuse| Q-1aad
Calaamado noocma ah ayaad ku garan kaartaa tacadiga loo yaqaano Narcissistic abuse? Muxuu kaga duwan yahay xidhiidhada kale ee aan fayoobayn ee loo yaqaano 'toxic relationships'. Xalqadan waxan kaga hadlay astaamaha iyo saamaynta ...
•
Season 2
•
Episode 64
•
25:46
