
Xidhiidhada Nolosha Podcast
Kusoo dhawoow Xidhiidhada Nolosha Podcast. Magacaygu waa Amaal Haybe waxaan ahay tababare nololeed oo qaabilsan dhisida xidhiidhada fayow iyo kobcinta hab-fikirka togan.
Waxaan halkan kuuguso gudbin doonaa qaababka cilmiyaysan ee aad naftaada iyo dadka kaleba u la yeelan karto xidhiidh cafimaad qaba oo fayow.
Kuxidhnow Xidhiidhada Nolosha Podcast oo salaasa kaste 7:00pm fiidnimo aad ka heli doontid mawduucyo saamayn wanaagsan kuyeelan doona xidhiidhada ka tirsan noloshaada iyo cafimadkaaga maskaxeed.
Dhagaysi wacan.
Episodes
68 episodes
Cafimadka Maskaxda & Ramadanta
Cafimaadka maskaxdu waa mid ay tahay qofku inuu ka war hayo markaste waayo waa waxa ugu muhiimsan ee laga saadaalin karo nololshaadu waa mid sidee u eeg iyo sidoo kale isbadalka wanaagsan ee aad doonaysid inaad noloshaada kusoo kordhisid ...
•
Season 3
•
15:47

Baraarujin - kala duwanaanshiyaha ahdaafta bisha ramadan
Bilowga ramadan waxaan kugu baraarujinayaa dhowrkan qodob ee aan kusoo koobay xalqadan. Baraarujintani waxay saamayn wayn kuyeelan doontaa qaabka aad ahdaaftaada ramadan aad u samaysatid iyo sidoo kale uga dhigtid mid kusalaysan cidaad tahay, h...
•
Season 3
•
Episode 1
•
27:53

Su'aalo & Jawaabo
Kusoo dhawoow barnamijka Su'aalo & Jawaabo. Labdan su'alood waxay khuseeyaan nolol malmeedkeena iyo sidaa aynu wax uga ogaan lahayn mararka qaar dareemada culusi soo if-baxaan fariinta ka danbeysa. Dhagaysi wacan :)
•
24:01

Sidee Looga Baxaa Tacadiga Narcissistic Abuse| Q-2aad
Waa maxay talaabooyinka uu qaadi akro qofka raba in uu ka baxo xidhiidhuu kala kulmaya tacadiga loo yaqaano 'Narcisisstic Abuse'. Ka dhagayso xalqadeena isbuucan.Dhagaysi Wacan.
•
Season 2
•
Episode 65
•
18:26

Tacadiga Narcissistic Abuse| Q-1aad
Calaamado noocma ah ayaad ku garan kaartaa tacadiga loo yaqaano Narcissistic abuse? Muxuu kaga duwan yahay xidhiidhada kale ee aan fayoobayn ee loo yaqaano 'toxic relationships'. Xalqadan waxan kaga hadlay astaamaha iyo saamaynta ...
•
Season 2
•
Episode 64
•
25:46

Dabeecada Shaki - Abuurka| Gaslighting| Q-2aad
In badan oo inaga midi kuma baraarugsanin dhibta ay leedahay dabeecadan loo yaqaano 'gaslighting'. Xalqadan iyo ta isbuuca soo soco taba waxaan kaga hadli doonaa saamaynta dabeecadani kuleedahay xidhiidhada iyo qofka noloshiisaba. Sido kale tal...
•
Season 2
•
Episode 63
•
21:09

Ku tiirsanaanta aan fayoobayn| Codependency| Q-2aad
Q-2aad|| Ku tiirsanaanta aan dheelitirnayni waa dabeecad dad badani leeyihiin se ayna ku baruurugsanayn. Waa dabeecad dadka badanka lagu amaano se saamaysa qofka cafimadkiisaa maskaxeed iyo jidheedba kuna keenta qanaacad darro iyo d...
•
Season 2
•
Episode 62
•
18:21

Dabeecada Shaki - Abuurka| Gaslighting| Q-1aad
In badan oo inaga midi kuma baraarugsanin dhibta ay leedahay dabeecadan loo yaqaano 'gaslighting'. Xalqadan iyo ta isbuuca soo soco taba waxaan kaga hadli doonaa saamaynta dabeecadani kuleedahay xidhiidhada iyo qofka noloshiisaba. Sido kale tal...
•
Season 2
•
Episode 61
•
16:21

Ku tiirsanaanta aan fayoobayn| Codepedency| Q-1aad
Ku tiirsanaanta aan dheelitirnayni waa dabeecad dad badani leeyihiin se ayna ku baruurugsanayn. Waa dabeecad dadka badanka lagu amaano se saamaysa qofka cafimadkiisaa maskaxeed iyo jidheedba kuna keenta qanaacad darro iyo daganaanshiyo l...
•
23:02

Dabeecadaha xidhiidhada aan fayoobayn| Unhealthy traits in relationships
Add a description
•
Season 2
•
Episode 57
•
19:46

Naf u been sheegid| Self-Deception Q-2aad
Ma ogtahay in marar badan aynu nafaheena been u sheegno inagoon ka war qabin? Naf u been sheegisto waa dabeecad kamida dabeecadaha dad badani leeyihiin se ayna ka war qabin saamayn aan fiicnayna noloshooda ay ku keento....
•
Season 2
•
Episode 56
•
17:38

Naf u been sheegid| Self-Deception Q-1aad
Ma ogtahay in marar badan aynu nafaheena been u sheegno inagoon ka war qabin? Naf u been sheegisto waa dabeecad kamida dabeecadaha dad badani leeyihiin se ayna ka war qabin saamayn aan fiicnayna noloshooda ay ku keento. Dhaga...
•
Season 2
•
Episode 55
•
23:46

Noocyada Khilaafadka (Lamaanaha) Q-2aad
Maxay ku kala duwanyihiin khilaafadka soo if-baxa xidhiidhada dhexdooda waliba xidhiidhada lamaanaha? Khilaafkaste ma waxa weeyan in xal loo raadiyo si xidhiidhkaasi u noqdo mid fayow oo cafimad qaba. Xalqada isbuucan iyo isbuuca soo soc...
•
Season 2
•
Episode 54
•
29:31

Noocyada Khilaafadka (Lamaanaha) Q-1aad
Maxay ku kala duwanyihiin khilaafadka soo if-baxa xidhiidhada dhexdooda waliba xidhiidhada lamaanaha? Khilaafkaste ma waxa weeyan in xal loo raadiyo si xidhiidhkaasi u noqdo mid fayow oo cafimad qaba. Xalqada isbuucan iyo isbuuca soo socda waxa...
•
16:53

Ixtiraamka Dadka Q-2aad
Maxaa ka dhiga dadka qaar dad ka hela dadka kale ixtiraam iyo qadarin? Ixtiraamka dadka kale aad ka heshaa ama aanad ka helini ma yahay mid si toosa ma u la xidhiidhaa kolba inta aad naftaada iyo dabeecadahaaga ka war qabtid? amaba kolba...
•
Season 2
•
Episode 52
•
15:59

Ixtiraamka Dadka Q-1aad
Maxaa ka dhiga dadka qaar dad ka hela dadka kale ixtiraam iyo qadarin? Ixtiraamka dadka kale aad ka heshaa ama aanad ka helini ma yahay mid si toosa ma u la xidhiidhaa kolba inta aad naftaada iyo dabeecadahaaga ka war qabtid? amaba kolba inta a...
•
Season 2
•
Episode 51
•
17:23

Hab - Fikirka Togan| Ducooyinka
Xalqada isbuucan waxay tahay mid aan kaga hadlayo dhowr cashar oo la xidhiidha habfikirkeena dhinaca ducada iyo waxyabaha aynu bishii Ramadan ka baranay sidaynu nolosheena ugu dabiqi lahayn. Dhagaysi wacan.
•
Season 2
•
Episode 50
•
17:33

Naf la hadhid Q-2aad| Self Sabotage
Waa maxaay talaabooyinka ay tahay qofku inuu qaado si uu wax uga badali karo dabeecadan aan fayoobayn ee uu leeyahay? Ma ogtahay in mararka qaar in aad adigu naftaada la hadhi kartid (self-sabotage). Hadaba dhaqan ama dabeecado noo...
•
Season 2
•
Episode 49
•
23:17

Naf la hadhid| Self Sabotage Q - 1aad
Ma ogtahay in mararka qaar in aad adigu naftaada la hadhi kartid (self-sabotage). Hadaba dhaqan ama dabeecado noocma ah ayuu qofku muujiyaa markuu yahay qof naftiisa la hadhaya oo aaminadihiisa iyo dareemadiisu yihiin waxa ka hor istaagaya in u...
•
Season 2
•
Episode 48
•
21:14

Qorshaha Bisha Ramadan
Samayso qorshe ramadan adoo raacayaa talooyinkan aan kusoo gudbiyay xalqada isbuucan. Sidoo kale wax ka badal hab-fikirkaaga la xidhiidha ramadanta iyo hadaf dajinta taasoo mararka qaar ku keenta qofka culays iyo niyad jab marka uu ka midho dha...
•
Season 2
•
Episode 47
•
25:07

Culayska Wacyiga Kobca
Maxaa ku keena qofka in uu la kulmo dareemo culus marka uu kobcinayo wacyigiisa sidee buuna uga gudbi karaa dareemadda culus una joogtayn karaa is badalkaas uu ku samaynayo xidhiidhka uu qofku la leeyahay naftiisa iyo dadka kale. D...
•
Season 2
•
Episode 46
•
16:45

Dhaqamada Xidhiidhada fayow Q-2aad
Xalqadan waxaan kusoo gudbinayaa qaab ka ay tahay qofku inoo uga war hayo naftiisa iyo dhaqamadiisa xidhiidhada dhexdooda iyo sidoo kale su'aasha ay tahay in uu qofku naftiisa waydiiyo marka ay noqoto xidhiidhadii hore uu ug...
•
Season 2
•
Episode 45
•
22:18

Dhaqamada xidhiidhada aan fayoobayn Q-2aad
Dhaqamada qaar waa waxa ka dhiga xidhiidhada qaar fayow ama qaar aan fayoobayn. Waxa muhiima in qof kaste garan karo saamaynta aan fiicnayn ee dabeecadahani kuleeyihiin xidhiidhka aad dadka la leedahay. Ka dhagayso xalqada isbuucan...
•
Season 2
•
Episode 44
•
20:54

Dhaqamada Xidhiidhada Fayow Q-1aad
Dhaqamada qaar waa waxa ka dhiga xidhiidhada qaar fayow. Waxa muhiima in qof kaste garan karo dhaqamada qaar samaynta fiican ee ay ku leeyihiin xidhiidhada kuna dadaalo in uu barto. Ka dhagayso xalqada isbuucan saddex dhaqamood oo l...
•
Season 2
•
Episode 43
•
22:35
