Kabasho
Kabasho waa taxane dhaymo-nafeed ah oo ay Hamda Hussein ku rajaynayso in uu fudayd iyo raysasho u horseedo cid kasta oo wehel ka dhigata ✨🌸
Kabasho
Episode 47: Dareen Xakamayn;Emotional Regulation
•
Hamda Hussein
•
Season 1
•
Episode 47
Use Left/Right to seek, Home/End to jump to start or end. Hold shift to jump forward or backward.
Weli ma Iswaydiisay ama ma doontay inaad dareemahaaga xakamayso? Inaad falcelinahaaga adigu falkiso oo aanay si bila qorshe ah kaaga soo fulin? Xilqaddan ayaynu ku qaadaa-dhigaynaa qaabka ugu fudud ee aad u baran kartid Xakamaynta Dareemadaada.
Dhagaysi iyo Dhaqan gelin wanaagsan.