Kabasho
Kabasho waa taxane dhaymo-nafeed ah oo ay Hamda Hussein ku rajaynayso in uu fudayd iyo raysasho u horseedo cid kasta oo wehel ka dhigata ✨🌸
Episodes
62 episodes
Ep:10; The Scapegoat Child| Faquuqane
Weligaa ma iswaydiisay maxay ayaa mar walba laguugu canaantaa wax aadan samayn, laguugu oogaa danbi aadan gelin, laguu faquuqaa ee qoyskiina qaab aadan garanayn kaaga dhigay? yaraantaadii haddii aad magac u heli kari wayday, waynaantaada u hel ...
•
Season 2
•
Episode 10
•
30:48
Ep:9; Re-Parenting Yourself| Dib Isu-Ababin
Kawaran haddii aad adigu dhayi karto nabar kasta oo yaraantii kaasoo gaadhay? Awooddaa hadii aad leedahay saw in aad adeegsato ma aha?Dhagaysi iyo dhaqan gelin wanaagsan.
•
Season 2
•
Episode 9
•
36:54
Ep:8; Self-Abandonment| Heedaddoow
Waligaa xaaladdan heedaddoowga ah ma gashay? naftaada ma dayacday, xilqaddani waxay kaa caawin kartaa in aad ka xuub-siibato.Dhagaysi iyo dhaqan-gelin wanaagsan.
•
Season 2
•
Episode 8
•
40:07
Ep:7; Panic Attacks| Naxdinta Soo Booddada ah
Waligaa intuu wadnuhu si xawli ah kuu garaacay , dabadeed aad dhididday oo neeftu ku qabatay ma is tidhi waad dhimanaysaa? Xilqaddan ayaynu isku waydiinaynaa xaaladdaasi waxa ay tahay.Dhagaysi wanaagsan.
•
Season 2
•
Episode 7
•
35:38
Ep:6; Emotional Sponge| Muquurasho Dareen
Wali ma is waydiisay sababta ay dareemaha dadyowga kale kuu saameeyaan?
•
Season 2
•
Episode 6
•
36:15
Ep:4; Paranoia| Buufis
Waligaa ma iswaydiisay 'Buufiska' ama 'Bacdu' wax ay tahay? Xilqaddan ayaynu kaga jawaabaynaa. Dhagaysi wanaagsan.
•
Season 2
•
Episode 4
•
40:04
Ep:3; Neutralising Anxious Thoughts| Badhxidda Afkaaraha Cabsida
'Sidee ayaan u badhxi karaa dareemmadayda cabsida ku qotoma?' ayaynu kaga jawaabaynaa xilqaddan. Dhagaysi iyo dhaqan gelin wanaagsan.
•
Season 2
•
Episode 3
•
28:24
Ep:2; The Power of Positive Affirmations| Awoodda Erayada Togan
Erayadu aynu adeegsannaa saamayn maku leeyihiin caafimaadka-dhimirkeenna ayaynu xilqaddan isku waydiinaynaa. Dhagaysi iyo dhaqan gelin wanaagsan.
•
Season 2
•
Episode 2
•
29:35
Ep:1; Self-Stigma |Summad-Ceebeed
Weli ma Iswaydiisay su'aasha ah 'maxay ayay dadku caawimo u dalban waayaan marka ay maskaxdoodu u baahato'? xilqaddan ayaynu kaga jawaabi doonnaa wax ka mid ah waxyaabaha dadka ka hor istaaga inay maskaxdooda u hiiliyaan.
•
Season 2
•
Episode 1
•
26:39
Ep:50; Dib U Milicsi |Reflecting Back
Xilqaddan waxaynu dib ugu milicsanaynaa safarkii kabasho ee sannadka iyo badhka soo socday, waxaynu kale oo wax iska waydiinynaa muhiimadda ay leedahay 'Kabashada-Dareen' iyo calaamadaha aad ku garan kartid.Dhagaysi wacan.
•
Season 1
•
Episode 50
•
35:43
Ep:49; Sidkanaanta Dhaawacan |Trauma Bonding
Weligaa ma dareentay in naftaadu jeceshahay ama ku sidkantahay cidda dhibaataysa? ma u wayday magac aad u bixiso xidhiidhka noocaas ah, xilqaddan ayaa kuu faah-faahinaysa magaca ,micnaha iyo qaabka uu u samaysmo xidhiidhka noocaas ahi.
•
Season 1
•
Episode 49
•
47:53
Ep:48; Darreemmo- Ku Hafasho |Sensory Overload
Weligaa ma dareentay inaad dareemahaaga ku hafanaysid? sidee ayaad u maaraysay dareen-ku hafashada? Xilqaddan ayaynu maaraynta dareen ku hafashada kaga hadlaynaa, dhagaysi iyo dhaqan gelin wanaagsan
•
Season 1
•
Episode 48
•
33:43
Episode 47: Dareen Xakamayn;Emotional Regulation
Weli ma Iswaydiisay ama ma doontay inaad dareemahaaga xakamayso? Inaad falcelinahaaga adigu falkiso oo aanay si bila qorshe ah kaaga soo fulin? Xilqaddan ayaynu ku qaadaa-dhigaynaa qaabka ugu fudud ee aad u baran kartid Xakamaynta Dareemadaada....
•
Season 1
•
Episode 47
•
45:20
Episode 46: Cuqdadda Hoosaynta Q:2aad;Inferiority Complex| Kabasho|
Waa Qaybtii 2aad ee Cuqdadda Hoosaynta. Dhagaysi wanaagsan . --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message
•
Season 1
•
Episode 46
•
37:49
Ep:45; Cuqdadda Hoosaynta |Inferior Complex
Cuqadadda Hoosayntu 'Inferiority Complex' waa maxay ayaynu xilqaddan isku waydiinaynaa . Dhagaysi wanaagsan--- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message
•
Season 1
•
Episode 45
•
37:01
Ep:44; Darroor Dareemeed |Emotional Leakage
Bani'aadamku ma darroori karaa dareen ahaan? Xilqaddan ayaynu kaga jawaabaynaa su'aashan.Dhagaysi iyo Dhaqan gelin wanaagsan--- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message
•
Season 1
•
Episode 44
•
30:50
Ep:43; Naf Ka Shakiyid |Self-Doubt
Weli awoodahaaga qofeed , wax qabadkaaga iyo ahaanshiyahaaga maka shakiday? ma iswaydiisay weli waxaad isaga shakido? Xilqaddan ayaynu isku waydiinaynaa shakiga, waxa keena iyo sida looga bixi karo. Dhagaysi ...
•
Season 1
•
Episode 43
•
38:21
Ep:42; Qunyar Noolaanshiyo |Slow Living
Weli ma maqashay mabda'a 'Qunyar Noolaanshiyaha' , ma noolaan kartaa qunyar iyada oo aanay jirin wax ku dedejinayaa? Xilqaddan ayaynu isku waydiinaynaa waxa uu yahay Qunyar-Noolaanshiyuhu.Dhagaysi iyo dhaqan-gelin wanaagsan
•
Season 1
•
Episode 42
•
28:44
Ep:41; Dad-Raalli Gelin |People Pleasing
Weli ma Is waydiisay dhaqanka dad iska gadista/dhaadhicintu meesha uu kasoo raaco dadka, sifaha ay yeeshaan dadka lihi iyo sida loge gudbi karo? Xilqaddan ayaad ku baranaysaa bi'dniLaah. Dhagaysi Iyo Dhaqan G...
•
Season 1
•
Episode 41
•
43:42
Ep:40; Naf-Saamixid |Self-forgiveness
Weligaa ma doontay inaad naftaada saamaxdid? ma iswaydiisay halkee ayaan ka bilaabaa? xilqaddani waxay kaaga jawaabaysaa su'aalo laga yaabo inaad jawaab u la'ayd. Dhagaysi iyo Dhaqan-gelin wanaagsan.--- Send in a voice message: ...
•
Season 1
•
Episode 40
•
33:18
Ep:39; Dhiig-bax Dareen |Emotional Bleeding
Weligaa ma maqashay qofbaa dareen ahaan u dhiig-baxay? xilqaddan ayaynu isku waydiinayaa waxa uu yahay dhiig-baxa dareen. Dhagaysi wanaagsan.--- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabash...
•
Season 1
•
Episode 39
•
32:44
Ep:38; Cabsida Geerida |Thanatophobia
Sidee ayaan uga bixi karaa cabsida daran ee geerida ayaynu kaga jawaabaynaa xilqaddan. Dhagaysi iyo dhaqan gelin wanaagsan.--- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message
•
Season 1
•
Episode 38
•
40:49
Ep:37; La dhaqmidda hubanti la'aanta |Dealing With Uncertainty
Tabo iyo xeelado kaa caawin kara la dhaqanka hubanti la'aanta ayaad xilqaddan ka faa'iidaysaa bi'dniLaah. Dhagaysi wanaagsan.--- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message
•
Season 1
•
Episode 37
•
31:24