Wehel Podcast

sidee loo garab istaga qof la tacaalaya xanuun caafmaadka maskaxdisa samaynaya?

Juweria ismail Episode 7

xalqadan waxaan idinku la wadaagay waxyaabaha aad samayn karto si aad u caawiso qof  la tacaalaya xanuun caafmaadka maskaxdisa samaynaya

Dhagaysi wacan