Wehel Podcast
Wehel wa podacdst aan idin kula wadaagi doono mawaadiic la xidhiidha caafmadka maskaxda , daryeelka nafta,bogsashadeeda iyo fahankeeda.
Dhgaysi wacan.
Episodes
12 episodes
Cabsida Bulsha dhexgalka | Social Anxiety
Xalqadan waxaan idinkula wadaagay Cabsida bulsha dhexgalka calaamadeheeda,saamynta ee nolosheena kuleedahay iyo sida ayn u maarayn karno .Dhagaysi wacan
•
Episode 11
•
24:06
Depression | Qulub
Xalqadan waxaan idinkula wadaagay depressionka waxa uu yahay, calaamadihiisa,dawooyinkiisa ugu dambayna waxan idin la wadaagay depression ka markii uu igu dhacaysida ay ahayd.Dhagaysi wacan
•
Episode 10
•
27:44
Studying Psychology: khaladaadki aan sameeyay markaan baranayay cilmi nafsiga
Xalqadan waxaan kaga hadlay waxyaabihii aan jeclaan lahaa inaan ogaan laha inta aanan bilaabin marxaldii bachelor's ta iyo Khalaadkii aan sameeyayHadi aad qorshanayso inaad hada bilwdo barashada psychology ama aad bilowday ba waxaan raja...
•
Episode 9
•
25:58
sidee loo gaadha hadafkaga 2025
Xalqadan waxaan idinkula wadaagay ahdaafta iyo waxyabaha inoo fududayn kara inayn gaadhno iyo sidoo kale waxyabaha inagu adkayn kara inaan isbadal samayno. Dhagaysi wacan
•
Episode 8
•
25:09
sidee loo garab istaga qof la tacaalaya xanuun caafmaadka maskaxdisa samaynaya?
xalqadan waxaan idinku la wadaagay waxyaabaha aad samayn karto si aad u caawiso qof la tacaalaya xanuun caafmaadka maskaxdisa samaynayaDhagaysi wacan
•
Episode 7
•
14:00
Sidee naftaada ula hadashaa?
Xalqadan waxaan kaga hadlay naf lahadlka iyo saamaynta uu ku leeyahay caafmaadka maskaxdeena iyo talaabooyinka ayn qaadi karno si ayn u badalno qaabak ayan nafteena ula hadalno.Dhagaysi wacanSocial media
•
Episode 6
•
21:08
Qoraalka iyo caafmaadka maskaxda - journaling
Xalqadan waxaan kaga hadlay qoraalka iyo samaynta uu ku leeyahay caafmaadka maskaxdeena. iy o sida aan u isticmaali karayno qoraalka si aan kor ugu soo qaadno caafmaadka maskaxdeena.Qoraal(journaling prompt):
•
18:08
Aqbalka (Ogolasho) - Acceptance
Xalqadan waxan idin kula wadagay sida ayn u bilabi karyno aqbalida waxyabaha aynan wax ba ka badali karaynin iyo samaynta aqablitanku ku leeyahay caafmadka maskaxdeena Dhagaysi wacn
•
8:48
Maaraynta Dareemaha
xalqadan waxaan idinku la wadaagay maraynata daremahena iyo samaynta ay inagu leedahay hababka kala duwan ee ayn dorano inaan isticmaalno.Dhagaysi wacan
•
9:12
side loo dareema dareemahaga?
xalqadan waxaan idinku la wadaagay muhimada ay ino leeyhiin dareemeheenu iyo talaabooyinka aad qaadi karto si aad u bilawdo inaad naftadda u ogalato inaad dareento.Dhagaysi wacan
•
Episode 2
•
10:34