Wehel Podcast

sidee loo gaadha hadafkaga 2025

Juweria ismail Episode 8

Xalqadan waxaan idinkula wadaagay  ahdaafta iyo waxyabaha inoo fududayn kara inayn gaadhno iyo sidoo kale waxyabaha inagu adkayn kara  inaan isbadal samayno. 

Dhagaysi wacan