Codka Ubax

SE11EP04 Sirta Maanka

Ismaaciil C Ubax Season 11 Episode 4

Send us a text

Cabsi, murugo, werwer, walbahaar, iskubuuq.. intaasiba waa xaaladaha fudud ee qofka soo wajahi kara, dhanka caafimaadka maanka. Asma Dhamac oo ku takhasustan cilmigan ayaa ka warramaysa. Dhegaysi wacan!

Support the show