Adeeg Wanaag

Canshuurta Iibka iyo Caqabadaha ku Gedaaman

Somali Public Agenda Season 1 Episode 26

Use Left/Right to seek, Home/End to jump to start or end. Hold shift to jump forward or backward.

0:00 | 28:47

Dowladda federaalka ayaa dhawaan billowday canshuurta iibka, taas oo ka hirgashay suuqyada magaalada Muqdisho. Somali Public Agenda (SPA) ayaa daabacaday faallo qoto-dheer oo falanqeyneysa canshuurta iibka, shuruucda lagu saleeyay, habka loo qaadayo, iyo sidoo kale caqabadaha ku gedaaman hirgelinta canshuurta iibka.

Qeybtan 26-aad ee Adeeg Wanaag Podcast, Aweys Axmed & Farxiya Maxamuud oo ah cilmibaare katirsan Somali Public Agenda & sidoo kale mid kamid ah qorayaasha warbixinta ayaa ku falanqeynaya nuxurka daraasadda & talooyinka lasoo jeediyay.

Contact Somali Public Agenda’s Adeeg Wanaag Podcast

·      Tweet us at @somalipubagenda, @Aweisade (the host), and @SPAPolicyLab

·      Email us at podcasts@somalipublicagenda.org

Thanks for listening!